Daawo Sawirrada : Khasaaraha kasoo gaaray Hotelka Tawakal weerarkii Al Shabaab

Dagaalyahano katirsan Al Shabaab ayaa shalay weerar ku bilowday qarax ismiidaamin ah  ku qaaday hotelka Tawakal, oo kamid ah hoteelada waa weyn ee kuyaalla magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland. Weerarka lagu qaaday hotelka Tawakal ayaa waxaa ka dhashay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo soo gaaray dad shacab ah iyo ciidamo, … Continue reading Daawo Sawirrada : Khasaaraha kasoo gaaray Hotelka Tawakal weerarkii Al Shabaab